She's Mine🫦
part¹ 🩷
Bodyguard
MUDANE ADIGA MIYAA II WACAY
Teahyung
HAA AAWAY WAXAN KA SUGAYEY
Bodyguard
MUDANE WAA KU WAAN
Bodyguard
Waxuu usoo bixinaya sawiro ay ku jiraan gabar yar iyo gabar kale
Teahyung
Sida ugu dhaqsiyaha badan Ticket igu diyaari
Bodyguard
Bodyguard wuu baxaya
Teahyung
Macanteyda wad iga baxsatay Wana kusoo socda adiga iyo boqoradeyda yar *Smile*
Teahyung
Yura intaad iga maqneyd said ayaan kugu xiisay
Emma
Hooyo aniga aabahey aaway
Emma
Emma Hyun ayey hab sineysaa
Hyun
hayeh manta maxad sameyneysan
Emma
Ani game inaan cayaaro ayaan rabaa
Emma
Hooyo adigana soo baxa
Esra
Sxp boyfriendkeyga qurux low wayeh
Lina
Naa aniga xitaa keyga qurux low wayeh hadad mar aragto kama jeysaneysid
Lina
mar waad la kulmi dontaa adana quruxdisa u qirayo
Bodyguard
Bodyguard wax wax walpa wuu diyarinaya
V wuu soo baxaya asagoo soo adayo Canada waxana la socday saxibkiis Evan
Download NovelToon APP on App Store and Google Play