King Hakatsuwa

King Hakatsuwa

episode 1

Merka ay dhinteen 80 sheydaan dhamaan sheydamada 3 ah wey ka yaaben awoodiisa lkn Kan-ahan kii ay yaqaniin kan waa bahal kale kadib sheydan hakatsuwa ku xiga ayaa ku dhahe doqon ayaa tahay sababto ah dadka aad ka dhalate waad dishe abaha hoyadaa darta ayee ku dhimate taasne aniga waa ku raaxesanaye

marka dilaaye taas mid fiican ma ahano kadib wey ku wada qosleen kadib wuxuu ku dhahe hadaa markale hoyadee afkaga ku soqado marka kale si xun ayaa ku dilidoona kadib sheydaankii oo lagu magacaabe kitsuni ayaa ku dhahe noo bilow marka dagaalka kadib kitsuni wuxuu adeegsade awoodiisa ugu sareere ee lagu magacabo dhimashadii cadabti aheed kadib wuu ku dhufte hakatsuwa wuu iska difaaci waaye weena ku dhacde darbadaas kadib dhulka ayuu ku dhace kitsuni wuxuu .kudhahe sidaas fudud maa hada isku dhiibte lkn hakatsuwa waa mid aqli badan wuxuu diyarsade asigoo dhulka jiifo ayuu ku dhafte awodisa qeyb kamid ah kadib sheydanki wejiga ayey ugu dhacde taas ee ugu sababte inuu wax arki waayo kadib wuxuu kudhahe labadeena hada Yaa ah kan daciifka ah asigoo ku qoslaya qosol aragagax ah kadib sheydan kale oo la dhihi jire iqiris ayaa Soo orde kadib seef uu wate ayuu caloosha ka galiye kadib sheydanka 3 ayaa Soo orde kadib gacmihisa ayuu dab ka Soo bixiye kadib hakatsuwa ayuu ku dhafte kadib meel dheer ayuu ku dhace kadib hakatsuwa asigoo tabarta ka dhamate kadib hoyadiisa ayaa si qiyali ugu timid oo ku dhahde kac wiilkega oo dagalan kadib hakatsuwa indhiihisa wey madoobaden seef dheer ayuu hele jirkiis wax yabo madow ayaa ka kaceye kadib iqiris ayuu ku dhahe kale Soo soco iqris wuu Soo ordo hakatsuwa feer ayuu ugale oo meel ku dhace kadib intuu si dhaqso ugu yimid kadib iqiris ayaa yaabe oo dhahe kani waa musiibo weyn kadib hakatsuwa ayaa ugu jawabe my aniga waxa ahay qof nabad doon ah kadib seeftida ayuu ka tage oo caloosha kagaliye kadib iqris meesha ayuu ku dhinte kadib sheydan 3 oo la oronjire musaq oo ahaa hakatsuwa saxiibkisa musaq ayaa ku dhahe waa maxay sababta aad waxan usameenesid kadib hakatsuwa wuxuu ku dhahe iga aamus warya hoyadee ayaa disheen kadib intuu si ipriqsi ah ugu yimid ayuu ku dhahde dhimo doqon yahoo lkn musaq qof fudud ma-ahan weerarka wuu kaleexde kadib wuxuu isticmaale awooda naxris-la-anta kadib hakatsuwa wey ku dhacde wuuna awoodi wayr inuu kaleexdo kadib wuu xanaqe intuu duule ayuu dayaxa agtage dayaxii madow ayuu iskubadale musaq markuu arankan arke aaad ayuu ucabsade kadib hakatsuwa wuxuu isticmaale awooda dayaxa uu isticmaale abihis kadib musaq ayuu ku dhafte muzaq asi dhan wuu la jar jare kadib wuxuu utage kitsuni aan wax arkeenin kitsuni wuuu dareeme inuu asi yahay kadib cabsi ayuu la jareeyo wuxuu ku dhahe ha idilin wa ku barya lkn hakatsuwa seeftisa intuu so qate ayuu gacmihisa kawada jire kadib hakatsuwa asigoo dalan ayuu meeshis istaage asigoo firinaya burburka uu geeste kadib wuxuu dhahe tan miyaa ah nabad aan rabe kadib abihiis ayaa u imanaya si qiyaali ah oo ku dhahaya wiilkega ma -ogatahay sababta aan kuu nace hakatsuwa wuxuu ku dhahe waa maxay sababta asigoo ilmenaya kadib abihiis wuxuu ku dhahe aniga dadbadan ayaan dile kadib dadka wey ihabareen waxey igu habaren inaa farxin aan qoslin waligee wiilkega anigu waan ku jeclaa qofka kaliya idareemaye waa hoyada kadib hakatsuwa abihiis ayaa ku Soo orde kadib laabata ayuu galiye asigoo dhahaya aabo I cafi kadib wuxuu ku dhahe wiilkega markasta waan ku jeclaa kadib wuu ka tagaya kadib hakatsuwa wuxuu go-aan saana inuu is dilo kadin wuu is dilaya

Hakatsuwa taalo weyn ayaa loo dhise duni kasta qofkasta wuu ixtirama dadkane wey ka sheekeyan

Episodes
Episodes

Updated 1 Episodes

Download

Like this story? Download the app to keep your reading history.
Download

Bonus

New users downloading the APP can read 10 episodes for free

Receive
NovelToon
Step Into A Different WORLD!
Download NovelToon APP on App Store and Google Play